Quluud Hair Affairs
Quluud Hair Affairs
  • 7
  • 244 466
10$ KAYAR TIMAHA KU QURUXSO
Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed.
Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?ltsid=e6b844fb-c70a-4021-af1b-c2ae34b76a79 oo dhan .
products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com
Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada +31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .
Переглядів: 18 616

Відео

TIMAHA LOW HAIR POROSITY
Переглядів 19 тис.14 днів тому
meshaan waxaa loo furay in dumarka somali laga saacida xaga timaha. waxa laga saacida tintaada in wax laga fahamsiiyo sidad u barato habkaa u quraxsan laheed. Naguso biir subscribe kana hailaawin !
TIMO SOO JIIDASHO LEH SHANLADEE KA BILAABATAA
Переглядів 37 тис.21 день тому
meshaan waxaa loo furay in dumarka somali laga saacida xaga timaha. waxa laga saacida tintaada in wax laga fahamsiiyo sidad u barato habkaa u quraxsan laheed. Naguso biir subscribe kana hailaawin !
OKE MAXA LAMARINA TIMAHA ?
Переглядів 40 тис.Місяць тому
Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed. Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?ltsid=e6b844fb-c70a-4021-af1b-c2ae34b76a79 oo dhan . products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada 31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .
WAX KASTA ISKA MARI MAAHAN TIMAHA
Переглядів 31 тис.Місяць тому
Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed. Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?ltsid=e6b844fb-c70a-4021-af1b-c2ae34b76a79 oo dhan . products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada 31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .
TALAABADA UGU MUHIIMSAN TIMA BADELKA (RAG &DUMAR)
Переглядів 47 тис.Місяць тому
Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed. Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?ltsid=e6b844fb-c70a-4021-af1b-c2ae34b76a79 oo dhan . products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada 31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .
MUSALSALKA: TIMAHEYGA BADALAA QEEBTA1
Переглядів 54 тис.Місяць тому
Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed. Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?ltsid=e6b844fb-c70a-4021-af1b-c2ae34b76a79 oo dhan . products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada 31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .

КОМЕНТАРІ

  • @munoali-th3lx
    @munoali-th3lx 40 хвилин тому

    Nuber 1

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204 Годину тому

    Mashallah abyo hadaa xijaaban leheed Aaad ufiicnaanleheed

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 6 годин тому

    ILA INTE LAGU DAYNAYA SXBAYAAL

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 6 годин тому

    GABADHA LIKE U SAARA GABDHO

  • @zihaamapdisalam1045
    @zihaamapdisalam1045 11 годин тому

    Wll hargasa saliida malagahelyaaa

  • @MuntazCadey-mg3yc
    @MuntazCadey-mg3yc 19 годин тому

    Naa walley aad ayee iga dataan bisinka timaha markan shaleyo hadane wey isku dhegan yihin shadane wey so buxsamesa

  • @jereminabrempong1990
    @jereminabrempong1990 19 годин тому

    can you please write the ingredients in English i can't speak arabic

  • @kharizah1081
    @kharizah1081 21 годину тому

    Abayo lkn hada mario maka dhaqayi miya hda ka dhaqayo meeqo saac aya la iga raba ina ku hayo pls ado mahdsan 🫶🏼🫶🏼

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 22 години тому

    Yogatka waa labo nooc mid waakan dhanan midna waaka cadiga kee weeye kan la cunyo mihiimka ah

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 23 години тому

    Xaada❤

  • @ayuejkohkop
    @ayuejkohkop День тому

    Low prosity wavy 2b

  • @user-lz8ht7oy5c
    @user-lz8ht7oy5c День тому

    😂😂😂

  • @9087jo
    @9087jo День тому

    Apyo dadka maxa ma uu jawabeysid miya

  • @anfacchannel1121
    @anfacchannel1121 День тому

    Asturkaa islaamnimada u wanaagsan

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 День тому

    Abayo aniga low hair porosity ayan ahay, timaha ma baxan wayna iga goaan. Products ufiican iga cawi please abayo thanks

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 День тому

    Abayo products ufiican noso sheeg

  • @happyali5541
    @happyali5541 День тому

    Shekada xata raba pls

  • @user-qr9bb2ym2o
    @user-qr9bb2ym2o День тому

    Walshey timaha logh ka soo hadal😊

  • @asuumcadey2749
    @asuumcadey2749 День тому

    Diyr u ahy Chemical iima marsano We cafimad qabtaaaa

  • @farhiaosman771
    @farhiaosman771 День тому

    I have fizzy hair. The top of my hair is fizzy and short compare to the rest of my hair. I started showering with cold water. Help me sis

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 День тому

    Abaayo product sida masjuraysar ka saliida cerly cream halkee kahelna abaayo waxaa ahy dadka curly 1a and procity lower yahy

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 День тому

    Abaayo please no soo sheeg meesha aan kahelayno shanlooyinka

  • @faraxcabdi4074
    @faraxcabdi4074 День тому

    Abaayo waxaan leehy time kerely ah wax dawo ah ee timaha lamariyo ma isticmalo lkn tintaydo way jajabta wayna go daa saayid mana baxdo dhagta madhaafto

  • @AminaAll-wd9vu
    @AminaAll-wd9vu День тому

    3b curly hair

  • @maramara7494
    @maramara7494 День тому

    Where’s the English UA-cam channel ? Cause honey…

  • @sacdiyo2059
    @sacdiyo2059 День тому

    Low porosity 3b

  • @sacdiyo2059
    @sacdiyo2059 День тому

    Ani qalel wa yabnahy tinta dhan jajab midkle silig cml weku qaley😭😭😭

  • @ArwaPretty
    @ArwaPretty 2 дні тому

    Abaayo qeybta 4 si fvn uma fahmin abaayo

  • @ArwaPretty
    @ArwaPretty 2 дні тому

    3c waayi abaayo

  • @ArwaPretty
    @ArwaPretty 2 дні тому

    Haa diyaar u ahey inaa badlo inteyda 2 chemical waa joojiyay 3my 4my

  • @rumanmohamed837
    @rumanmohamed837 2 дні тому

    Thank you abayo flaxseed ma u fiicantahat low hair porosity caremo ama maskiyo u fiicana noosoo sheeg please ❤

  • @user-jv6mp7lp8c
    @user-jv6mp7lp8c 2 дні тому

    B ahy

  • @user-jv6mp7lp8c
    @user-jv6mp7lp8c 2 дні тому

    Waxaa marsadaa salida gacan ku sameska apayo

  • @user-jv6mp7lp8c
    @user-jv6mp7lp8c 2 дні тому

    Haa

  • @user-mr7jj2mc6g
    @user-mr7jj2mc6g 2 дні тому

    Nafaqooyinka Timaha aan u isticmaali Karo iisoo Sheega Abayo Yaal Adinkaa Horee u arkee Gabadhaan Video Yadan Kuwii Ka Dambeeye inta Dawatay Blz icawiya

  • @Ahmedcdde
    @Ahmedcdde 2 дні тому

    Imse saac Ayan kudyna markan meyrayna shambo miyaan kumayraa

  • @ausumatahir9603
    @ausumatahir9603 2 дні тому

    Can you make videos in english please? or english captions? love your content so muchh!!!

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 2 дні тому

    Anu waxaan qaba qanjirka thyroid alhamdulilah 😢iso duceya

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 дні тому

    Been been aniga iyo gabadheyda waan kaatimo dheernahay kaana Timo badan nahay waxna waligay mamarin waa dhalasho umada beenta kadaaaaaaaaaaaaaa alle weydiiso risiq xalaaaal ah jaaahilad an edeb iyo akhlaaq ku korin baatahay 😢

  • @Hothan_ahmett
    @Hothan_ahmett 2 дні тому

    Abaay saliidaada intee ka helaa somaliland jooga

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 дні тому

    Naa alle ka xishood umada ha waaline allaaaah hu akbar waxad ka heshid xarantan alle kuuma barakeeyo alle idinkiisa amiiin yaarabi ha ubarakeen khasaaro ka qaaad

    • @AmaalAxmed-dr8nq
      @AmaalAxmed-dr8nq 2 дні тому

      Yahu na mxd ku hbrty ma wax iga ibsy ku tidhi mideda kle wxn ay mrisey tima wy uficnhy hdnd adigu ka helin mxd udwty ed meshed uso gshy niyow somlidu fadulsna

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 дні тому

      ​@@AmaalAxmed-dr8nqcajiib! Mar walaba xiita qofka hadaad u nasteexaynayso ha habaarin waani bas subxaanka Yaa cadiib😮😊😅

    • @Aragsan192
      @Aragsan192 День тому

      @@AmaalAxmed-dr8nq xaq ayan uleeyahay in an wax isu sheegno cadaabka uga daran habaarka hada ka naxaysid maxad wax ugu sheegi weydey alla xaasidsanida subxaaanalllaaah allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah ha nacsiiyo shaqada xaaraanta ah yarabi allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah hu akbar

  • @FathaiMohamednour
    @FathaiMohamednour 2 дні тому

    Machallah

  • @shamsaabdalla8374
    @shamsaabdalla8374 2 дні тому

    Maloo bahno miyaa inaat dhaqdo

  • @shamsaabdalla8374
    @shamsaabdalla8374 2 дні тому

    Number 1

  • @queensamiira7209
    @queensamiira7209 2 дні тому

    High priority kasohdl abayo

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 2 дні тому

    Mahadsanid abaayo

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 2 дні тому

    Masha Allah ❤isoo raaca channel 👍❤

  • @abdiali402
    @abdiali402 2 дні тому

    mahad sanid laakiin Dadka low timaha yihiin ma marsan karaa

  • @XamdiSaciid-q2j
    @XamdiSaciid-q2j 2 дні тому

    Shanladan afka weyn soomaliya malaga helaa

  • @xamdaxiis6580
    @xamdaxiis6580 3 дні тому

    Masha alaah xpppti❤❤❤